Wafdi ka socda Jaamacadda Gulu ee Dalka Ugaandha oo booqasho ku yimid Jaamacadda Hope

waxaa dhawaan soo gaadhay Jaamacada Hope ee Soomaaliya wafdi sare oo ka socday Jaamacada Gulu ee Dalka Ugaandha si ay iskaashi iyo xidhiidh waxabarsho ula sameeyaan Jaamacadda Hope oo ka mid ah Jaamacadaha ugu horeeya dalka horayna dalka uga hirgalisay waxbarshada sare ee Master-ka oo ay ka qalinjabiyeen boqolaal arday oo ku kala baahsan daafaha dalka, dhawaana ay imtixaanka Masterka oo ka qabsoomi doona xarumaha Jaamacadda ee Muqdisho,Hargaysa,Garawe, Kismaayo..

dadaalada ay Jaamacada Hope hormoodka ka tahay ayaa kaalin wayn ku leh daboolid baahida waxbarashada sare iyo takhasusyada aan dalka ka jirin, waxaan dhawaan ay dalka ka hirgalinaysaa waxbarashada sare ee PHD iyo cilmi baaris kala duwan..

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *