Ardayda waxbarshada sare ee Jaamacada Hope iyo Kampala oo ka bilawday xarumaha HU ee kala duwan

27/08/2016 waxaa ka bilawday  xarumaha Jaamacada Hope ee Muqdishi , Hargaysa,Garawe, Kismaayo imtixaankii waxbarashada sare ee Master-ka ee jaamacada Kampala,

in ka badan 210 araday ayaa u fariisatay imtixaanka takhasusyada kala duwan ee Master-ka, ardaydaa oo kala joogta dhamaan daafaha dhulka soomaaliyeed, imtixaanka ayaa ka qabsoomay xarumaha kala duwan ee Jaamacada Hope ee Muqdishi,Hargaysa,Garawe,Kismaayo.

Jaamacada Hope ayaa dalka ka hirgalisay waxbarashada sare ee master-ka iyadoo kaashanaysa Jaamcada Kampala ee dalka Uganda.. waxaa ka qalin jabiyay boqolaal arday oo ka qalin jabiyay takhasusyada kala duwan ee jaamcada

xarunta Muqdisho

waxaa ka mid ah qaybaha kala duwan ee Master-ka:-

  • Master of Economic Policy & Mngt
  • Master of Environmental Science
  • Master of Economic Policy & Planning
  • Master of Conflict Resolution & Peace Studies
  • Master of Public Administration
  • Master of Diplomacy & International Relations
  • Master of Development Studies

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *