Ardayda Jaamacadda Hope oo gurmad u fidiyay Barakacayaasha

Ardayda Jaamacadda Hope gaar ahaan qaybta barata umulisooyinka ( Midwifery ) ayaa gurmad caafimaad u fidiyay dadd barakacayaala oo daggan degmada Hawlwadaag – gaar ahaan barakacayaasha dagan Sayidd-ka ardayda ayaa soo kormeertay xaaladda caafimaad ee dhalaanka iyo hooyooyinka ku dacdaraysan xeradaa..
ardayda ayaa ku caawiyay qoysaskaa daryeel caafimaad oo isugu jira daawo iyo baaritaano dhanka caafimaad ee hooyooyinka iyyo dhalaanka iyo dhamaan bukaanadii joogay xerda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *