Maanta oo ay Taariikhdu tahay 28 (28/04/2 019 aya xaflad qalinjabin ah jaamicadda Hope ugu qabatay ardeydeeda sanadkan qalinjabineysey. Munaasadan waxa loo qabtay arday dhameysatay kuliyadaha kala duwan ee jaamacadda Hope kuwaas oo iskugu jiray kuwa dhameystay shahaada koowaad ee Read More …
Category: Warar
Hope u-specializes Hospital
Xaflada qalin jabinta dufcaddii 10aad ee Jaamacadda Hope oo lagu qabtay Muqdisho

Maanta oo ay taariikhdu tahay Axada 16/4/2017 waxaa lagu qabtay Hotel-ka SYL ee magaalada Muqdisho xaflad qiimo badan oo Shahaaddooyin lagu gudoonsiisey ku dhawaad 300 oo arday oo ka qalin jabiyey Jaamacadda Hope. Ardayda ayaa Read More …
Ardayda Jaamacadda Hope oo gargaar ufidiyay dadkii Abaarahu saameeyeen

Maamulka iyo ardayda Jaamacadda Hope ayaa deeq isugu jirta raashin, dhar iyo daawo ugu deeqay 250 qoys oo ka mid ah dadkii ka soo bara kacay Abaaraha ee hada k u sugan degmada Kaxdda .. Jaamacadda Hope iyo ardayda dhigata Read More …
Ardayda Jaamacadda Hope oo gurmad u fidiyay Barakacayaasha

Ardayda Jaamacadda Hope gaar ahaan qaybta barata umulisooyinka ( Midwifery ) ayaa gurmad caafimaad u fidiyay dadd barakacayaala oo daggan degmada Hawlwadaag – gaar ahaan barakacayaasha dagan Sayidd-ka ardayda ayaa soo kormeertay xaaladda caafimaad ee dhalaanka iyo hooyooyinka ku dacdaraysan Read More …
Imtixaanka Masterka oo markii ugu horaysay ka qabsoomay magaalada Kismaayo

Jaamacada Hope oo dalka guud ahaantii ka hirgalisay waxbarshada sare ee Masterka iyadoo kaashanaysa Jaamacada Kampala ee dalka Ugandha ay u suura galisay ardayda Master-ka ee ka soo jeeda Jubooyinka in ay Imtixaanka ku galaan magaalada Kismaayo halkii ay safar Read More …
Ardayda waxbarshada sare ee Jaamacada Hope iyo Kampala oo ka bilawday xarumaha HU ee kala duwan

27/08/2016 waxaa ka bilawday xarumaha Jaamacada Hope ee Muqdishi , Hargaysa,Garawe, Kismaayo imtixaankii waxbarashada sare ee Master-ka ee jaamacada Kampala, in ka badan 210 araday ayaa u fariisatay imtixaanka takhasusyada kala duwan ee Master-ka, ardaydaa oo kala joogta dhamaan daafaha Read More …
Wafdi ka socda Jaamacadda Gulu ee Dalka Ugaandha oo booqasho ku yimid Jaamacadda Hope

waxaa dhawaan soo gaadhay Jaamacada Hope ee Soomaaliya wafdi sare oo ka socday Jaamacada Gulu ee Dalka Ugaandha si ay iskaashi iyo xidhiidh waxabarsho ula sameeyaan Jaamacadda Hope oo ka mid ah Jaamacadaha ugu horeeya dalka horayna dalka uga hirgalisay Read More …